waddani somali tv
waddani somali tv
  • 557
  • 12 434 225

Відео

Maansadii Waxaa Nadilay !! Dhibta somali haysata Tan iyo Gumaystihii Xaaji Af-qalooc AHUN
Переглядів 1,8 тис.14 днів тому
Maansadii Waxaa Nadilay !! Dhibta somali haysata Tan iyo Gumaystihii Xaaji Af-qalooc AHUN
Maxamed Cabdullahi Santaag Maanasadii Dan-qaran 1991
Переглядів 58521 день тому
Maxamed Cabdullahi Santaag Maanasadii Dan-qaran 1991
"Maanyariddu Somali Waa Meheradeedii" Gabayadii Cisman Yusuf Keenadiid
Переглядів 1,9 тис.21 день тому
"Maanyariddu Somali Waa Meheradeedii" Gabayadii Cisman Yusuf Keenadiid
Jawaabtii Sayidku Cilmi Raage Siiyey Maansadii waa Is daba joog
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
Jawaabtii Sayidku Cilmi Raage Siiyey Maansadii waa Is daba joog
Cisman Yusuf Keenadiid Gabayadiisii Cajiibka ahaa mid ka mid ah "Tabaha Duulaanka"
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
Cisman Yusuf Keenadiid Gabayadiisii Cajiibka ahaa mid ka mid ah "Tabaha Duulaanka"
Gabaygii Sabaan Aakhir Waano & Wax sheeg
Переглядів 928Місяць тому
Gabaygii Sabaan Aakhir Waano & Wax sheeg
Gabayo Weerar & Difaac ah
Переглядів 806Місяць тому
Gabayo Weerar & Difaac ah
Qaryaan Dhoodaan Gabay Cajiib ah Waqtigii Dowladnimada
Переглядів 1,5 тис.Місяць тому
Qaryaan Dhoodaan Gabay Cajiib ah Waqtigii Dowladnimada
Sahanka Suugaanta Murti Saddex lay ah
Переглядів 1,5 тис.Місяць тому
Sahanka Suugaanta Murti Saddex lay ah
3 Naag la'aan baa leh
Переглядів 3,7 тис.Місяць тому
3 Naag la'aan baa leh
Safarkii Faarax Afcad ee Nugaal & Sheekadii Xamar Cillaan
Переглядів 802Місяць тому
Safarkii Faarax Afcad ee Nugaal & Sheekadii Xamar Cillaan
Saddex Guul daraa u danbaysa !! Saddex Silicooda masheegtaan!
Переглядів 3,5 тис.Місяць тому
Saddex Guul daraa u danbaysa !! Saddex Silicooda masheegtaan!
Saluug & Masafadii Ergadeeda Sheeko Xiisa Badan Abwaan Axmed F Cali Idaajaa
Переглядів 6 тис.Місяць тому
Saluug & Masafadii Ergadeeda Sheeko Xiisa Badan Abwaan Axmed F Cali Idaajaa
Saddax Baa Dumarka laga Ilaaliyaa !! Waa murti Somalidii hore inooreebtay
Переглядів 11 тис.Місяць тому
Saddax Baa Dumarka laga Ilaaliyaa !! Waa murti Somalidii hore inooreebtay
Reeruhu Arrimood midood bay kuwada joogaan murti Hore oo Filwayn
Переглядів 3,5 тис.Місяць тому
Reeruhu Arrimood midood bay kuwada joogaan murti Hore oo Filwayn
1987 Sheekooyin iyo suugaan laga Duubay Cismaan Aadan Aar AHUN
Переглядів 1 тис.Місяць тому
1987 Sheekooyin iyo suugaan laga Duubay Cismaan Aadan Aar AHUN
3 Baa Ragga Ugu liita Dumarkana Saddex "Sahanka Suugaanta"
Переглядів 2,2 тис.2 місяці тому
3 Baa Ragga Ugu liita Dumarkana Saddex "Sahanka Suugaanta"
Werar Suugaaneed Ragg isku arkay Yowle & Samatar Codka Cismaan Adan Aar Dubisti Ahmed Dhegcas AHUN
Переглядів 2,3 тис.2 місяці тому
Werar Suugaaneed Ragg isku arkay Yowle & Samatar Codka Cismaan Adan Aar Dubisti Ahmed Dhegcas AHUN
Cabdi Axmed Farax Dhega wayne 1987 Sheekoyin & Suugaan Waxaa Dubay Axmed Cali Abokor Dhegcas AHUN
Переглядів 1,1 тис.2 місяці тому
Cabdi Axmed Farax Dhega wayne 1987 Sheekoyin & Suugaan Waxaa Dubay Axmed Cali Abokor Dhegcas AHUN
Gabaygii Kaadso Abwaan Gurey Jimcaale Cilmi Carab
Переглядів 1,5 тис.2 місяці тому
Gabaygii Kaadso Abwaan Gurey Jimcaale Cilmi Carab
Ciyaar Dhaqameed Cajiib ah Dhaanto Hoobal Abdullahi Xirsi Baarleex AHU 1987
Переглядів 8523 місяці тому
Ciyaar Dhaqameed Cajiib ah Dhaanto Hoobal Abdullahi Xirsi Baarleex AHU 1987
Abwaan Maxamed Aadan Maaweel oo waayihiisii ka sheekaynaya & Ragg ay isu gabyeen
Переглядів 7783 місяці тому
Abwaan Maxamed Aadan Maaweel oo waayihiisii ka sheekaynaya & Ragg ay isu gabyeen
Gabaygii Duca Hooyo ee Abwaan Saxardiid Jamac Hoyadii ugu Duceeyey
Переглядів 1,8 тис.4 місяці тому
Gabaygii Duca Hooyo ee Abwaan Saxardiid Jamac Hoyadii ugu Duceeyey
Abwaan Saxardiid Jamac Gabay Cajiib ah
Переглядів 8344 місяці тому
Abwaan Saxardiid Jamac Gabay Cajiib ah
Subcis Quran Karin Dabayl weyn Malcamadii Macalin cabdullahi 1987 Axmed Cali Abokor "Dheg-cas"AHUN
Переглядів 7284 місяці тому
Subcis Quran Karin Dabayl weyn Malcamadii Macalin cabdullahi 1987 Axmed Cali Abokor "Dheg-cas"AHUN
Gabaygii 10 Jiile & Tacajabkii Dhooadaan Abwaan Heelaale
Переглядів 1,1 тис.4 місяці тому
Gabaygii 10 Jiile & Tacajabkii Dhooadaan Abwaan Heelaale
Somalidii Hore & Dawa Dhireedda Qoraa Idaajaa
Переглядів 5714 місяці тому
Somalidii Hore & Dawa Dhireedda Qoraa Idaajaa
Abwan Maxamud Warabe Diinta isku xukuma
Переглядів 1,5 тис.4 місяці тому
Abwan Maxamud Warabe Diinta isku xukuma
Abwaan Maxamud Warabe Mansadii Is-ilaashada
Переглядів 1 тис.5 місяців тому
Abwaan Maxamud Warabe Mansadii Is-ilaashada

КОМЕНТАРІ

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 День тому

    Sheeg ragana waxayku xunyihiin

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 День тому

    Dumarkaa ayaa ugu nasiib bada tawanaagsan Kartida badan mahesho ninkeeda

  • @fariidonoradenali5848
    @fariidonoradenali5848 День тому

    18 Augustus laba sano ka dib geeridii abwankii umda alle haw naxariisto😢

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 День тому

    Mujaahidiinta❤❤❤❤😂☺️☺️

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 2 дні тому

    Hadaf_____________power.........>>>>)..☆☆☆☆☆☆☆▪....》》》dheer....guul.i.wali

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 2 дні тому

    Nin labaatan buuxsaday iyo aduun waan lagdamayaane Haddaan anigu loofari aqiin haatan lowlabaye Nin cirradu lamaanaha dhigtay oo laylyan baan ahaye Lixdan labiyo toban baan dul maray waan lahubaaye Lafta dhabar laxaadkay dabcay laafyihii gacanta Lubigeygu layl xalay ma ladin laaddadiyo taahe Waataa laleemada indhaha aragu liitaaye Hadii ay luguhu ciidamin jireen laaste oradkiiye

  • @Maxamed.Xirsibare
    @Maxamed.Xirsibare 4 дні тому

    Aamiin

  • @cawaaleyare-u2v
    @cawaaleyare-u2v 4 дні тому

    Salanka

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 4 дні тому

    Taariikhda Laaxinka ka daa wlle. Sayid ku isagaa u yeerey ergada iney ka heshiiyaan khilaafkii dhex maray. Fariintii Seydka markay soo gaadhey Reer Warfaa, Reer Magan ayaana gooni u shirey inta ka dhuunteen reer warfaagii kale, Shirkaas Qabaan Bulxan baa gudoominayey wada hadal badan ka dib waxaa la isku raacey inaan Seyid ka loo tegin maadaamo shirqool uu ka bad baadey shirqoolkey u maleegeen, kadib markii lagu kala tagey shirkii, Ayaa Reer Dalal baa gooni i shirey oo yiri aynu Seyid ka u tagno xoolana weydiisano hunguri waa balaayee saasay u tageen, Waa gii markuu baryey ayaa la yiri Reer Dalal tag oo Seyidkii bay aadeen. Qabaan Bulxan tixdan gabay ka mid ah ayuu tiriyey:- Nimankii dhabaha qaadi jirey jeexdhan baa maqane. Wey u dhuumun meeshey bidan dhagarta xoolaade. Dhana uma ogola reer tolkood dhima'yo nooloow'e. Colka kama dhabeeyaan nabadna way dharaar furiye. Waa wada hurguri dhoohan oo dhawrto raadiye. Dhagarteey galaan wey ku dhici dhuuni sababtiise. Wadaadkey dhibeen bay hadane dhabar udhiibteen. Dhiigood inuu daadiyaa waw dhaw dahay dhaayahaan garane. Bal aan dhawro dhaxalkeeda waxa ay dhiiqdo.

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 4 дні тому

    Shide dhabar-jilic cabdule Mux'ed Ugaas Nuur-Cubudhiye, awoowgey buu ahaa xaasha- lilaah Seyidku ma dilin waa been waana mu' aamarad ay sameeyeen Guraase & iljeex oo ka masayr sanaa Magaca iyo Meeqaanka iyo dawladnimada Seyidka. Shirkii Reer Warfaa isugu yimid markay maleegeyeen Shirqoolkii Canjeel ayaa arinkan laga hadley Guraase & iljeex oo markaa taladu gacanta ugu jirtey ayaa waxay dheheen Seyidku Boqortooyadii Reer warfaa lahaa wuu baabi'niyaa raaciyad ayuuna inaga dhigayaa ee shirqool aynu u dhigno islamarkaana diyaarinana qorshe aynu Max'ed Subeer ku kicino arinka Shide dhaber- jilic saasaa loo adeeg sadey. Waliba waxaa jira tuhun in Xuseen Xirsi ninka yiri Seyidkaa saa yiri inuu isagu Shide dhabar-jilic wanjaley maadaamo ay jirtey cadaawad udhaxeysey reeraha ay kasoo kala jeedeen Xuseen Xirsi iyo Shide dhabar-jilic taasaana macquul udhaw.

  • @transit-boy
    @transit-boy 4 дні тому

    29:50

  • @MaxamedAyax-hj8sd
    @MaxamedAyax-hj8sd 4 дні тому

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 5 днів тому

    Nin dhintay ninkii u gabyay kaasio Ku dhici la AA intii uu noolaa sow daciif ma aha galoofku

  • @CaynaasheAhmed
    @CaynaasheAhmed 5 днів тому

    Abqari wayn abdi iidaan farax hanqadh ilaahay haw raxmdo awawgay❤

  • @farxanxasan7111
    @farxanxasan7111 8 днів тому

    wuxuu yidhi nabi dooran baan ahayn wuu danbaabay abwaanku

  • @user-ci8is6zd3v
    @user-ci8is6zd3v 9 днів тому

    Abwaankii gaadsan ❤

  • @ADAALAMEDIA
    @ADAALAMEDIA 9 днів тому

    Alle ha unaxariisto carays ciise kaarshe

  • @idleProm
    @idleProm 11 днів тому

    Ileen zayidku nin Fiican ma aheyn

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 11 днів тому

    Allaw kuu naxariisto dambigaagana dhaaf

  • @maxamedaamiin7111
    @maxamedaamiin7111 13 днів тому

    Ma nool yahay abwaanka

  • @nimcaanfarah6085
    @nimcaanfarah6085 13 днів тому

    Gondogooye nimankii dhigaad gacan ahayden😂😊

  • @nimcaanfarah6085
    @nimcaanfarah6085 13 днів тому

    Gondogooye nimankii dhigaad gacan ahayden😂😊

  • @MaxamadCqaabir
    @MaxamadCqaabir 14 днів тому

    M.a

  • @madarmohamed6747
    @madarmohamed6747 14 днів тому

    mashaa alah hadraawi allah ha u naxariisto

  • @SakariyeMaxamedcali-w6v
    @SakariyeMaxamedcali-w6v 16 днів тому

    😮

  • @ZiadDelavegas
    @ZiadDelavegas 16 днів тому

    War niyaw hawl dayacantay bad wadin ee wan nigu tagerayaa Macha allah ragii raag ahaa wali wax ba ka nool Irmaneye marki laga yimado Wan idinsalamay🫡🫡

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 16 днів тому

    Abwan somaliyet hadi uu landheeranimo waxa shegan karo cali dhuux waligey abwan an udhigo ma arkin waxo aha nin aragti fog oo anan doqon ahen

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 16 днів тому

    Alla maxu landheere aha cali dhuux waligey abwan lamid eh waxo aha nin rageet oo anan doqonka latusin

  • @hawartosaxibnimadu3018
    @hawartosaxibnimadu3018 18 днів тому

    Alle haw naxaristo abwaan hadraawi iyo dhaman inti dalka uso halgamay ninka doonidaydi kla dagay hankiisaw anba doonidadi kala dagay hankaygi

  • @CabdifitaaxAxmed-hj9ok
    @CabdifitaaxAxmed-hj9ok 18 днів тому

    Maansha Allah wllo ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AaminAxmed-x5j
    @AaminAxmed-x5j 19 днів тому

    Hello

  • @Axmednuur160Nuurdeew
    @Axmednuur160Nuurdeew 20 днів тому

    Masha Allah ilahy haku naxariisto wll amiin amiin ♥️♥️♥️♥️

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 20 днів тому

    Weriye.. Waxaa lagaa rabaa, Sababtii uu Cali Jaamac gabaygan uugu tiriyey Xirsi..,? - Xirsi ayaa isaga oo jooga degaanka Burco, waxaa loo sheegay in inaadeerkii Cali Jaamac Haabiil, uu Qolada reer Axmed Nuux Ismaaciil, gabadh wediistay, gabadhiina loo diiday oo laga dalbadey in uu gabadha ka bixiyo 100 geela iyo Qori.. Calina uu waayey geelii laga dalbaday. - Kadib Xirsi wuxuu geeliisii kasoo madhay 100 geela iyo Awrkii baarqab, iyo Qorigii, waxaanu tagey degaankii Berbera ee uu joogay Cali Jaamac, markii uu Xirsi reerkii soo galay, ayuu la kulmay Cali...kadib Cali oo yaaban ayaa yidhi War Xirsi xageed katimid? - Markaas ayuu Xirsi yidhi warkaa ayaa isoo gaadhay, waxaanan wadaa 100 kii geela ahaa iyo Qorigii, Naagta lagaaga dalbaday ee iga gudoon, oo ina mari aan kuu doonee - Kadib Cali oo farxad naxsan ayaa yidhi waxaan kuugu abaal gudo garan maayo, ee malaha haddii aan kaa dambeeyo maalinta aad geeriyooto ayaan geeridaada gabay ka tirin - Kadib, waxaa dhacday in Illaahay (swt) sidii u aqbalay, oo uu geeridii Xirsi lasoo gaadhsiiyey goor aanu filaneyn.. sidaas ayuu Gabaygan Qiimaha badan ku tiriyey..

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 21 день тому

    Darka xolaha celkaba laga maqado ayi bahala kawaraba dhulkaba mayalo kan melaba lagutagay wixi loqado nijaso mase anaa leh wax lanuxinkaro mahe seeuceliyen mesha lasuray dhor xabo ayi ceel bilash celkasta

  • @odaymediachannel
    @odaymediachannel 21 день тому

    Gunbaan ahay ganbocad ban xidhnay iyo garnaagode gashaantida sidedoo kalaan guur u sugayaaye Anigiyo hablaha loo galmoon waa gudboonahay Jeer oon ganboorka iska rogo guudka iga saaran Godobtaydu HabarYoonis waa lagama goostaane Ugaadeenka noo soo gabyow waa gar xaajaduye.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 23 дні тому

    Ilaahay ha u naxariis to labadoodaba awoowgay cilmi raage ama mohamed supeer oo dhan sayid ka waanu ka khaldaynin balse sayid mohamed abdille hassan dad iyo maalna cagta ayuu na mariyay gar na way ahayd oo waayo soomali qabiil baa dilay wadaniyad soomaali nimo dowlad nimo cilmi umaysan laheyn qabil walba dad u taliya bay lahaayeen dal nimo guud iyo dad nimo cidna umayna socon wax aan ka ahayn sayid mohamed abdille hassan rabbi ha u naxariis tee Soomalidu cuduur keedu waa qabiil maanta bayna ugu xun tahay iyoo qarnigan

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 23 дні тому

    Sayidka tiyay

  • @SahalMahamuud
    @SahalMahamuud 24 дні тому

    1:42 1:43

  • @dagancali754
    @dagancali754 25 днів тому

    Oo kalay axmed farax idaja hada xagee joga

  • @maadayaamiin9135
    @maadayaamiin9135 25 днів тому

    😅

  • @abdimuse6171
    @abdimuse6171 26 днів тому

    Dararro loo badhaadhaa jirtoo oo laga baroortaaye

  • @abdixafiidhyare4547
    @abdixafiidhyare4547 26 днів тому

    cali dhuux

  • @ADC9161
    @ADC9161 26 днів тому

    asc

  • @MubYus
    @MubYus 27 днів тому

    Hoooyo waaa lama Huraaan.

  • @MubYus
    @MubYus 27 днів тому

    Carays Ciise... Alah Raxma

  • @MubYus
    @MubYus 27 днів тому

    Somaliland waa Qaran.

  • @MubYus
    @MubYus 27 днів тому

    Carays Ciise,,, waxa uu ka hadlayo maanta ayay taagan tahay, waxa uuu ahaa Indheer garad.

  • @MubYus
    @MubYus 27 днів тому

    Carays Ciise . Abwaaan weyn, Gabyaaa, Alah raxma

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye 27 днів тому